Gaaska Somalidoc. Waa Video-gii ku saabsanaa cudurka Gaaska ee aan saakay soo dhignay
Waa Video-gii ku saabsanaa cudurka Gaaska ee aan saakay soo dhignay boggeena Youtube-ka, Ka daawo halkaan isagoo codkiisa sare loo qaaday, Waxaana si faahfaahsan uga hadli doonnaa waxyaabaha gaaska keeno, noocyada uu u kala baxo, astaamaha lagu garto iyo siyaabaha loo baaro, waa qoraal muhiim ah ee ka faa'idayso, bulshadane u gudbi aqoonta aad kororsatay. Talooyin: Cunto beddelid iyo daawooyin ayaa laga yaabaa in looga baahdo gaastirikada. Daawooyinka iyo isbeddelada cuntada waxa ay yarayn karaan Su'aal: Daawada gaaska waan ku sii xanuunsadaa? Waxaa dhici karto in gaaskaaga uu sameeyay boog calooleed haddii aad gariirayso markay gaajo ku qabato. Waxay keeni kartaa dhibaatooyin kale. Dadka gaaska noocaan u wehliyo welwelka ama stress-ka ama laab-la-kaca, daawada gaaska kaliya waxba uma tarto waa in loogu daraa daawooyin dajiya welwelka. Xanuunka gaaska, qaar badan oo ka mid ah waxaa keena bakteeriyo loo yaqaano "Helicopacter Pylori", hadduu qofka jeermiskaan laga helo waa in daawada gaaska loogu daraa daawo antibiotic si loo dirlo bakteeriyada gaaska ku samayso caloosha. Inta aan arkay dadka daawada gaaska aysan waxba ka tarin waa dad cilladoodu aysan gaas Maalin dhawayd waxaan la kulmay bukaan qaadanayay daawada gaaska muddo 7 sano, wuxuuna ii sheegay inuu isku dayay inuu joojiyo, laakiin Ku guul daraystay, su. Waa Qeybta 1-aad waxaana kaga jawaabi doonaa su'aalahaan:Waa Maxay Cudurka Gaaska?Maxaa Keeno Cudurka Gaaska?Waa Maxay Noocyada Cudurka Gaaska?Waa Maxay Asta Jul 7, 2016 · Cudurka Gaaska wuxuu dhibaato badan ku hayaa bulshadeena, loomana lahan aqoon fiican, ka baro muuqaalkaan waxa uu yahay, Waxa keeno, Noocyada uu u kala baxo, Astaamaha lagu garto, Siyaabaha loo baaro Jul 11, 2022 · DAAWOOYINKA DABIICIGA AH EE GAASKA (GASTRITIS) Talooyin Caafimaad Gastritis waa xaalad hurisa xuubka caloosha (the mucosa), kaas oo keena calool xanuun, dheef-shiid xumo (dyspepsia), cufnaan caloosha ah iyo lallabo. Gastritis si lama filaan ah (acute) ayuu u iman karaa ama si tartiib tartiib ah.
t38jic7
scdzko4uprn
tfd6c1
k44ush
5vfmsoq2h
danls9
qimnx9
nia4hywgx
df7ydub
lylnfy